Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye

Nonprofit organization management, Nonprofit organization management, Non-profit organizations
Founded in None
Dhuusamareeb, Galguduud
None

About Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye

Xaruntan waxaa loogu magac-daray Abwaan Faarax Maxamad ‘Faarax Shuuriye', oo ahaa xeeldheere suugaan iyo dhaqan, xilligiisiina ka mid ahaa kuwa ugu afmaalsan degaannada Gobollada Dhexe ilaa Nugaal. Wuxuu ku dhashay degaanka Dabogalo, oo hoostaga magaalo xeebeedka Xarardheere, ee gobolka Mudug abbaarihii 1885, wuxuuna isaga oo 76jir ah ku geeriyooday 25-12-1961 magaalada Dusmo reeb, ee xarunta gobolka Galguduud, ahna caasimadda maamulka Galmudug, iyada oo uu ku aasan yahay, xabaalaha ku yaalla xaafadda Waaberi.Xarunta DHAQANKA iyo SUUGAANTA abwaan FAARAX SHUURIYE, waxaa la aasaasay 01/04/2011. Waxaa loo aasaasay, in ay noqoto xarun keydisa dhaqanka, hiddaha suugaanta, ciyaaraha iyo caadooyinka soomaaliyeed, gaar ahaan Gobollada Dhexe, taas oo ku taalla magaalo madaxda Galmudug, ahna xarunta gobolka Galguduud, ee Dusmo reeb.Xaruntu waxay wax ka qabaneysaa oo hormuud u tahay xarumaha kobciya, kor-u-qaada, dhawrana dhawaqa iyo dhigaalka AFKA, qabyatirka, hormarinta iyo hagaajinta FARTA iyo waxa la xariira, oo ay ugu weyn tahay SUUGAANTA.Waa goob kulmisa doodaha dhaqan, dhaqaale ee bulshada, arrimaha nabadaynta xoojiya, xasilloonidana kor-u-qaada, una taagan hagidda iyo hoggaaminta hoggaan degaaneedka, door muuqdana ka qaadan doonta arrimaha dhaqan bulsheed, hidde umadeed, af qawmiyadeed, suugaanta Soomaaliyeed, ee dhawrid iyo dhaqidba isugu jira, iyadoo ka ciyaareysa dawr muhiim ah isdhexgalka bulshada qaab beeleedka u deggan, kana hortageysa tahriibka guud ahaan, gaar ahaan dhallinyarada, dhawreysana afka, dhaqanka iyo suugaanta.Dhanka kale, xarantu waxay xoogga saaraysaa hagidda dhallinyarada, ku jihaynta nolol wadaag iyo wanaag ku dhisan, sidoo kale ka leexinta iyo horjoogsiga aragtiyaha xagjirnimada, mayal-adaygga iyo keli islaannimada, oo soomaaliya sanidihii dambe burbur nolol, nafo iyo duni u keenay.Waxqabadkii ugu horreeyay ee xarunta wuxuu ahaa Wargeyska Gobollada Dhexe oo ah bille ahaa, kana soo baxa magaalada Dusmo reeb, xarunta dowladgoboleedka Gal

Company Metrics

  • Employees: Unknown
  • Monthly Visits: None
  • Tech Stack: None active products

Financial Information

  • Estimated Revenue: Not available
  • Total Funding: None None
  • Last Funding: None None (None)
  • Funding Status: None

Technology Stack

Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye actively uses None products in their tech stack.

Market Presence

Industries: Nonprofit organization management, Nonprofit organization management, Non-profit organizations

Headquarters: Dhuusamareeb, Galguduud